Ukraine oo gantaal ku burbursisay Markab dagaal oo Ruushku lahaa (Sawirro)

Qaraxyo xooggan ayaa laga maqlay magaalada Kyiv aroornimadii saaka, waxaana cirka isku shareeray uuro ka dib markii markabka dagaalka ee Moscow oo marayay badda madow uu quusay kadib markii uu dab qabsaday. Qaraxyadan ayaa u muuqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca caasimadda Ukraine tan iyo markii ciidamada Ruushka ay dib uga gurteen aagga … Continue reading Ukraine oo gantaal ku burbursisay Markab dagaal oo Ruushku lahaa (Sawirro)